Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo dhawaan gaaray Dalka Algeria ayaa ka qeyb galay caawa furitaanka Shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB) oo Sanadkan lagu qabanayo Magaalada Algiers ee caasimadda Dalka Algeria. Shirkaan oo socon doona muddo 4 maalmood ah ayaa waxaa maanta si rasmi […]